Home | Maqaaladda | Waxbarshadda | Buugagta afka Somaliga Maxaa looga waayay Suuqyada Wadanka ????

Buugagta afka Somaliga Maxaa looga waayay Suuqyada Wadanka ????

Font size: Decrease font Enlarge font

14/09/2011

Waxaan suuqyada ku arkaa buugaag sheekooyin englishka ah ee novels-ka loo yaqaano oo farabadan, halka kuwa Soomaaliga ah aan la helin marka aad ku dhex wareegto suuqayada lagu iibiyo  buugaagta sida kuwo book shops ka iyo kuwo  kale ee ku caan baxay bandhigada buugaagta .

Mar aan mid ka mid ah dadka buugaagta ka keena wadama deriska iyo waliba kuwo shisheeye ayaan waxaan  wax ka waydiiyey sabata ay buugaagta somaliyed looga waayey book shops ka  halka kuwo novels iyo kuwo kale fara badan ay dhoobanyihiin meel walba oo aad ka raadiso buugaagtaas .

Cali maxamed xuseen waa milkiilaha Book shop caalamiga  ah ee Al-Hidaaya oo si wayn looga yaqaano somaliya waxa uu ii sheegay in uu mar walba isku dayo inuu keeno buugaag somaliyed oo ka shakeeya wayihii hore ee somaliya iyo marxalada hada  balse aysan jirin cid isku xilqaantay daboolida sumcada somaliya ee xaga buugaagta ha ahaado kuwo fanka ka sheekeye ama kuwo taariikhda ka sheekeeye.

waxa u intaas ku daray in marar ka qaar ay dhacaan in buugaag somaliyed la helo oo la waayo dad gata Cali waxa uu ii sheegay in maalin maalmaha ka mid ah hadal aan maskaxdiisa ka go'ayna ay ku dhahday gabar somaliyed waxa uu ii sheegay in gabadhaas ay waydiisay buug ka sheekeenaya taariikhda USA waxa aan u sheegay in aan hayo buugaagta kala ah :  " Sooyaalka Somaliya , Ayaan daran , Somali ma carabaa mise waa african , Taariikhda SYL , ku baro dalkaga hooyo 30 daqiiqo "

Intaas markaan maraayo ayey i tiri " War ani waxba somaliya ha ii xayeysiin ee USA wax ka sheeg waxba afka yuusan ku daalin eee  "  waxay igu noqotay arin cajiib ah ana waxaan idhi USA uma dhashan somaliya ayaan u dhashtay aniga .

Hadaba  aqristow maxay kula tahay fikrada ay gabdhaas qabto ?? Adigusu muxuu yahay Fekerkaaga?

Falan fikirkaaga noogu soo hagaaji Emailka hoos ku qoran

Abdi Aziiz Abdi Haashi Nuur

Email : ugaashaashi@gmail.com

Somalia - Mogadishu

Subscribe to comments feed Comments (4234 posted):

Ibrahim on 20/09/2011 06:55:44
avatar
Walaahi aad bay u xanuun badan tahay.. Laakiin waxaas oo dhan waxaa usabab ahaa.. gabadhan markeedii hore waxay wax ku soo baratay Jawi aan laga heli Taariikhda iyo dhaqanka Soomaaliyeed, taasi ayaa keentay inay Waxaas u dhawaaqdo...
Thumbs Up Thumbs Down
1
cadala on 20/09/2011 11:19:38
avatar
waxaa u sabab ah wax calamka chiristanka ama yahuda iyo muslim konaba ma kagadmayo waa jahliyo qadimo cawan layanfac kufri nacalad rabi cadalo xumo qurufaad reercagdhere reer sheyatiin jini wal insi wadebeliin fasahadiin cadalo diid lugoyo foodo jahli sinaan diid macaluul kufsi boob biliqo caburis xaqiiqdiid xuriyo insaan diid dadka masakintaa dulmi duli dhibateys ileen waa qabiil laangaab loma araan shirkigisa devilka hogansho umadaan maskaxda dabeel satan layanfac horumar diid xuriyad insaan diid cadalo diid islaam diid yarabaa qurufaad layanfac dhemaad laheen jahli dheqan
Thumbs Up Thumbs Down
0
j on 28/09/2011 19:12:08
avatar
hhioy
Thumbs Up Thumbs Down
-1
j on 28/09/2011 19:12:13
avatar
hhioy
Thumbs Up Thumbs Down
0
Julissa on 01/10/2011 02:00:51
avatar
Articles like these put the consumer in the driver seat-very imoprtant.
Thumbs Up Thumbs Down
0
hougeuidfm on 01/10/2011 15:41:14
avatar
VehraZ tfvapworzztf
Thumbs Up Thumbs Down
0
NickOracle on 04/10/2011 09:19:54
avatar
car insurance lmypse health insurance 4056 low car insurance 2522
Thumbs Up Thumbs Down
0
CloakedShield on 06/10/2011 01:01:48
avatar
life insurance premium eainy florida home owners insurance icgp
Thumbs Up Thumbs Down
0
TheSync on 15/10/2011 20:15:03
avatar
pharmacy ativan american express =-)) ataxia es buy tramadol lszowd viagra 3055
Thumbs Up Thumbs Down
0
marchiago on 18/10/2011 04:01:34
avatar
propranolol int ordering cialis online 2306 get online prescription for propecia 0851
Thumbs Up Thumbs Down
0
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 next total: 4234 | displaying: 1 - 10

Post your comment comment

• email Email to a friend
• print Print version
• Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0