Home | Maqaaladda | Siyaasadda

Siyaasadda

Warmaha Sh Aadan Tuurayaa waa wax ula jeedo!

  Aanba iraahdo Sh Aadan Siiro anoon Jecleyn inaan wax ka dhimo Xaq ama Sifo uu leeyahay, waxaase iga yaabiyay Dhiiranaantiisa iyo Arxandarada ka muuqata maruu
Full story

WAAYEEL WAX UU KU TAGO AYAA LA TUSAA EE TAG LAMA YIDHAAHDO.

14/09/2011 Wixii aan ka digi jiray sow lama hayo? Allayle haa!!. Waxay aayadda 175aad ee Al-Baqarah ka hadlaysaa in aanay jirin cid uga dul badan cadaab ...
Full story

Sh-Adan Siirada lagu Magacaabay matii Nabigaa Mise tii….!

14/09/2011 Aaway Diinkii aaway Iimaankii aaway Ixsaankii aaway Deresnimadii aaway Soomli wixii ka dheexay Nasabnimo iyo Xididnimo ahaa aaway dadnimadii aaway Insaannimadii halkee ...
Full story
image

Yaa Hortaagan in laga faaiideeysto Walaalaha-Turkida ee noo soo gurmaday?

30/08/2011 Wadanka iyo madaxda TURKIDA aan taariikh wadaaga iyo dhaqamada isku dhowba aan leenahay muujiyeen, islamarkaana jebiyeen qufulkii lagu xiray dalka guud ahaan, gaar ahaan caasimada, ...
Full story
image

Nina Guusha Kuma hanto Hilib Walaalkiise

30/08/2011 Mahad ideylkeed Illah baa leh Nabadgelyo iyo Naxariis Nebi Muxamed Korkiisa ha ahaato Hordhac Ugu horayn waxaan mahad balaadhan u celinayaa dhamaan walaalihii igala soo xiriiray Dunida ...
Full story
image

Aqool xumada Hey’adaha gar gaarka iyo Xeeladaha Barakacayaasha, Allow ur u bixi. (Faallo) {war bixin ka hadleysa xaaladda, Barakacayaasha}

 30/08/2011 Weedhan ama hadalkan waxa ay dibnaha qof ama bulsho soo dhaafaan marka hooyo ubadkeeda diidoo wax la quuto la waayo, ama naf nolol lagu ogyahay ...
Full story
image

Markaan Shisheeyaha ii Garsoor idhi

Maskaxdaadu marka ay caadi wax u kala saari weydo, waxay culimada caafimaadku ku macneeyaan waxa ay ugu yeeraan “brain malfunction”oo ka yimaada xanuunno badan oo ...
Full story
image

SHABAABTU IN AY MOORYAAN DIIMEED TAHAY WAY CADDAATAY.

23/08/2011 Waxaan akhriyey warqaddii hanjabaadda ahayd ee uu qoray ninka la dhaho Fu’aad Shangole oo ka tirsan Shabaabta. Waxaan la yaabay nin sheeganaya diin Islaam ...
Full story

Madaxweyna Sheekh Shariif iyo Guulaha SIyaasadeed ee uu ku tilaabsaday 10/6/2006-20/8/2011 (Warbixin Xasaasi ah)

15/08/2011  Waxaa muxaliliinta siyaasadda caalamku aad ula yaabanyihiin guulaha siyaasadeed ee taariikhigaa ee uu ka taaba geliyay geyiga Soomaaliya 5-sano ee ugu danbeysay madaxweynaha Soomaaliya ee ...
Full story

Mexey Soomaaliya Ka Faa'iideysankartaa Booqashada Ra'isul wasaaraha Turgiga ORDUQAAN?

Waxaan shaki leheyn in Soomaaliya lagu tiriyo dowladda ugu fashilka daran dowladaha caalamka oo dhan. Haddaba Mexey tahay sababta Fashalka siyaasadeed iyo nabadgelyo wadankeena? ...
Full story
1 2 3 4 5 next total: 41 | displaying: 1 - 10
Log in
Featured author