Home | Maqaaladda | Arimaha Islaamka

Arimaha Islaamka

image

Difaaca Nabiga Suuban waa ku Waajib Muslimiinta.

30/08/2011 Nabi Muxamad (Nabad iyo naxariis korkiisa Allaha yeelee) Xaqiiqdiisa ma jirto cid ka taqaan Rabiga Caalamiinta Abuurtay marka koowaad asagaana cadeyn ugu filan iyo Daliil
Full story
image

QABIILKA.

28/08/2011 Ka dib markii aan dhegaystay culumo iyo dad fara badan oo iyaga oo daliishanaya aayadda 13aad Al-Xujuraat iyo axaadiista uu rasuulku uga hadlay qabyaaladda ku ...
Full story
image

DHALIISHA CULUMADA SOOMAALIYEED

 24/08/2011 Soomaalida dhan u faw ma laha culumo iyo caamaba, hase yeeshee mas’uuliyadda waxaan tuurta u saarayaa culumada. Culumada diintu xil Alle saaray ayaa jira oo ...
Full story
image

Zakada Fidriga ma ugu gargaari karnaa Dalkeena?

  Zakada Fidriga: Waa waajib in la bixiyo sida uu cadeeyay Nabiga suuban (Nabad galyo iyo naxariis korkiisa allaha yeelee), waxeyna ku waajibtaa qofkii heli ...
Full story
image

QABIILKA IYO QABYAALADDA.

10/08/2011 Shaki ma laha in qabiilka aynu sheeganno haddii aynu Soomaali nahay uusan dhibaato mooyee wax khayr ah lahayn loona baahan yahay in laga koro, sidaas ...
Full story
image

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q: 4aad

10/08/2011 Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso ...
Full story
image

DIINTA ISLAAMKA MA KA HADASHAY QAADKA.

10/08/2011 Sida cilmiga saynisku u sheegay maskaxda aadamigu waxay ka kooban tahay qaybo fara badan oo kala shaqo duwan. Qaybaha kala duwan ee kala xilka ahi ...
Full story
image

Sideen u Fahamnaa Quraanka? Q:3aad

10/08/2011 Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso ...
Full story
image

Sideen u Fahamnaa Quraanka?. Q:1aad

10/08/2011 Kitaabka Qur’aanku waa Keydka ugu weyn uguna Qaalisan ee Muslimiinta Maanta Caalamka ku Nool Gacantooda ku jira, waana Isha Koowaad ee lagu Dhiso Caqiidada, Cibaadooyinka ...
Full story
image

Ramadaanku waa Fursada Cumriga!

  10/08/2011 Ramadaanku waa Bil illaah ka fadilay Bilaha kale, waana Bil mudan in lagu soo dhaweeyo u diyaar garoow wanaagsan, marka ay Bilatana mudan ...
Full story
1 2 3 next total: 21 | displaying: 1 - 10
Log in
Featured author