Home | Maqaaladda | Muxuu salka ku hayaa khilaafka soo kala dhex galay dowlada KMG Somalia iyo Kenya ee ku saabsan ciidamada dalka soo galay..!?

Muxuu salka ku hayaa khilaafka soo kala dhex galay dowlada KMG Somalia iyo Kenya ee ku saabsan ciidamada dalka soo galay..!?

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Dowladda Kenya ay wada qorshe ay dooneyso in ay maamul goboleed ka go’an Soomaaliya inteeda kale ka samayso gobolada Jubbooyinka iyo gobolka Gedo

 

Muxuu salka ku hayaa khilaafka soo kala dhex galay dowlada KMG Somalia iyo Kenya ee ku saabsan ciidamada dalka soo galay..!?

Dowladda Kenya ay wada qorshe ay dooneyso in ay maamul goboleed ka go’an Soomaaliya inteeda kale ka samayso gobolada Jubbooyinka iyo gobolka Gedo kaasi oo ay iminka hawlgalkiisa iska kaashanayaan dowlado ka mid ah kuwa reer galbeedka oo uu hogaaminayo Faransiiska, iyadoo ciidamada maamulkaasi loogu talo galay inuu la wareego Goboladaasina ay maalgalinayso dowladda Shiinaha sida uu qoray Wargeyska The independent ee ka soo baxda dalka Ingiriiska oo sheegay inuu warkan ka soo xigtay ilo diblomaasiyadeed oo muhiim ah.

Maamulka lagu wareejinayo goboladaasi sadexda ah ayey dowladda Kenya qorshaynaysaa inuu noqdo Azaania kaasi oo uu hogaamiyo xildhibaan ka tirsan baarlamanka Somalia oo wax ku soo bartay dalka Faransiiska laguna magacaabo Prof. Maxamed Cabdi Gaandi, waxaana maamulkaasi oo lagu sameeyey dalka Kenya si weyn uga soo horjeesatay dowlada KMG Somalia.

Wargeysku waxa uu sheegay in qorshahan ka soconaya gobolada Jubooyinka uu qeyb ka yahay siyaasad qarsoon dowlada Kenya iyadoo hadana howlgalada goboladaasi ka socda ee looga takhalusayo Xarakada Al-shabaab ay ku soo biireen dowlado ay ka mid yihiin Faransiiska iyo Mareykanka kuwaasi oo duqaynta dhinaca hawada kaga gacan siinaya Ciidamada Huwanta ah ee ay horkacayso Kenya, sidaas awgeed dowlada KMG Somalia wey dooneysaa wax Al-shabaab meesha ka saara hase ahatee ma dooneyso marka Alshabaab la saaro iney aragto maamul iyada ka maxa banana oo dusha looga keeno gobolada jubooyinka taasoo ah halka ay jartu ka quruntay.

Qorshahaan lagu kala goynayo Soomalaiya ee dhawrka qeyb loogu qaybinayo ayaa waxaa taageeray dowladaha IGAD iyadoo la filayo in Itoobiyaana ay dhawaan dhinaca waqooyi ka soo gasho Soomaaliya taasoo dad badan oo soomaalu ah u arkaan iney keeni karto awooda Al-shabaab oo xoogeysata, ayna dhici karto in al Shabaab ay ka faa’iideysato arintaas ayna taageero ciidan iyo mid dhaqaale ka hesho inta badan dadka soomaalida ah naceybka u haya ciidamada Itoobiya, sidii horeyba u dhacday.

“Prof, Gaandi oo hada maamulkiisa qorshe maalgalineed iyo taageero Milatari u helay ayaa yiri “Cidkasta oo ka hortimaada howlgalka ciidamada Kenya ay ku baacsanayso Al-shabaab waxay la mid tahay Al-shabaab”, wuxuuna intaasi ku daray in ciidamada lagu soo tababaray dalka Kenya ay yihiin kuwo beeleed oo loogu tala galay inay xoreeyaan gobolada 3-da ah sida uu yiri, wuxuuna goboladaasi ku kala sheegay Jubbooyinka iyo Gedo.

Madaxweynaha dowlada KMG Somalia oo ahaa in dowlada iyo shacabka Soomaaliyed aysan ogolaan Karin ciidamo ineys iska soo galaan ciida Soomaaliya isagoo ugu baaqay Kenya iney ilaaliso qaranimada iyo madax banaanida Soomaaliya “Dalka iney iska asoo galaan ciidamo dowladana ma ogola shacabka soomaaliyedna ma ogola, Kenya waxaan ugu baaqeyaa iney ilaaliso derisnimada labada dal meelna aysan uga dhicin qaraimada iyo madax banaanida Soomaaliya, Kenya iskaashi ayaa naga dhexeeya, waxaana kala hadalnay habka aan innagu u rabno inay noo caawiyaan oo ah mid cad, kaasoo ah in ciidamada DKMG ah ay diyaar u yihiin inay shaqada qabsadaan, Kenyana aan uga baahannahay inay ciidamadeenna gacan siiyaan, balse aysan dhicin wax intaas ka duwan” ayuu intaa ku daray madaxweynaha.

Madaxweynaha ayaa la sheegay inuu ka war helay qorshe ay Kenya ku dooneyso iney maamul goboleed iyada ka amar qaata ka sameyso gobolada Jubooyinka iyo Gedo taasoo keentay in madaxweynaha uu dibedda soo dhigo wixii calooshiisa ku jiray, waxaana jira shaki badan oo ciidamada kenya laga qabo, inkastoo shacabka Soomaalida aysan uga hor imaan arintan sidii ay uga hor yimaadeen ciidamadii Itoobiya ee dalka soo galay dabayaqaadii sanadkii 2006-da taasoo dadka u dhuun daloola xaalada Somalia ku macneeyeen shacabka oo si weyn ay uga badatay dhibaatada ay ku heyso Xarakada Al-shabaab, isla markaana taageero niyad ah u haya iney arkaan cid kasta oo meesha ka saaraysa, waxay doonaanba ha ahaadeene.

Subscribe to comments feed Comments (387 posted):

King on 05/11/2011 00:15:23
avatar
Last one to utilize this is a rtoten egg!
Thumbs Up Thumbs Down
0
cheap oakley sunglasses on 05/11/2011 12:01:53
avatar
mar qaata ka sameyso gobolada Jubooyinka iyo Gedo taasoo keentay in madaxweynaha uu dibedda soo dhigo wixii calooshiisa ku jiray, waxaana jira shaki badan oo ciidamada kenya laga qabo, inkastoo shacabka Soomaalida aysan uga hor imaan arintan sidii ay uga hor yimaadeen ciidamadii Itoobiya ee dalka soo galay dabayaqaadii sanadkii 2006-da taasoo dadka u dhuun daloola xaalada Somalia ku macneeyeen sha
Thumbs Up Thumbs Down
1
Pepper on 07/11/2011 02:12:57
avatar
I had no idea how to arppaoch this before-now I'm locked and loaded.
Thumbs Up Thumbs Down
0
kkkkkk on 15/11/2011 22:53:54
avatar
markii hore dadka somalida, qaas ahaan kuwa ka soo jeeda beesha hor socota ciidamada kenya waa ay taageersanayeen soo galitaanka kenya hadda laakiin qof kasta oo somali waa oggaaday waxa xaqiiqda ah waa iska cadahay in alshabaab wax kasta oo qalad lagu sheego in maanta ayaga yihiin waxa difaacaya ciida hooyo. qofkii maangaab ah ayaa arintaan fahmeen
Thumbs Up Thumbs Down
1
pass4sure on 29/11/2011 11:43:28
avatar
The truth is that challenging gainers will develop on extremely abbreviated coaching applications that could enable them in attaining muscle. But to wind up investing much less than 3 hrs per week as total instruction time won’t be taken as serious education routine by most bodybuilders.
Thumbs Up Thumbs Down
0
chanel bags cheap on 03/12/2011 08:24:46
avatar
I admire the valuable information you offer in your articles. I will bookmark your blog and have my children check up here often. I am quite sure they will learn lots of new stuff here than anybody else! sdongp2013
Thumbs Up Thumbs Down
0
avatar
Somali's affairs should be decided by the somali people. it is proven that when ethiopia and other outsiders get inolved, the situation only gets worse. seeking help from ethiopia, which the somalis consider there enemy, is like sheeps going to wolves for help.
Thumbs Up Thumbs Down
1
daytkzfil on 07/12/2011 08:56:54
avatar
jF3dfH <a href="http://subqjphpglqo.com/">subqjphpglqo</a>, [url=http://nlxbqoflvufo.com/]nlxbqoflvufo[/url], [link=http://wtdkkcmijvbb.com/]wtdkkcmijvbb[/link], http://ecdrwvhcwsdw.com/
Thumbs Up Thumbs Down
0
daytkzfil on 07/12/2011 08:57:18
avatar
jF3dfH <a href="http://subqjphpglqo.com/">subqjphpglqo</a>, [url=http://nlxbqoflvufo.com/]nlxbqoflvufo[/url], [link=http://wtdkkcmijvbb.com/]wtdkkcmijvbb[/link], http://ecdrwvhcwsdw.com/
Thumbs Up Thumbs Down
0
order elimite on 11/12/2011 18:37:32
avatar
a, 228697 buy cialis, acne erythromycin, buy liquid zithromax online, viagra, cialis, cialis, clomid, order clomid, celebrex.com, seroquel online, retin a wrinkle, antabuse, levitra 2 pills, order diflucan,
Thumbs Up Thumbs Down
0
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 next total: 387 | displaying: 1 - 10

Post your comment comment

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0