Home | Fanka iyo Suugaanta | Maahmaahyo

Maahmaahyo

image

Maahmaahyo

Xarafka W 35. Waa baahan tahay bakhtiga looma cuno 836. waa lagu shareeraa waxay sheegtaba ha waydee. 838. waalida ninkii soo baraa laga waraystaa. 840. waan xoolo yarahayna deeq
Full story
image

Maahmaahyo

Xarafka U 830. Ul jiiftaa ma jabto. 831. Umili ilawshiinyo dhaw. 832. usha intay qoyan tahay ayaa la toosiyaa. 833. ushaada nin aad ka qaadi kartaa loo dhiibtaa. 834. Uur ...
Full story
image

Maahmaahyo

Xarafka T  1. Tabcadaa ma tuugoobo. 2. Talo adigaa ku nool ee iyadu kuguma noola3. Talo laba adin dhexdood bay ka dhalataa4. Tol la'aani waa tows. 5. Tol ...
Full story
image

Maahmaahyo

Xarafka S 771. Saddex baa la yidhi: Lixdan jir lexojeclo ha la wadaagin; afartan jir ha la garramin; labaatan jirna ha la legdemin. 772. Saddex baa rag ...
Full story
image

Maahmaahyo

Xarafaha R 736. Ra saddex ka oggow: Gacan gudhan, gar weecsan, iyo guddoon jilicsan. 737. Raad arrooryo dib looma raaco. 738. rag gar baa kala saarta dumarna jaan(c)739. ...
Full story
image

Maahmaahyo

Xarafka Q 716. Qaadis iyo jiidis waa isla guryo-geyn. 717. Qalbigu laba ruux ma wada qaado. 718. Nin weyn oo qawl ka dhacay, waa geed qolofi ka dhacday. 719. ...
Full story
image

Maahmaahyo

Xarafaha O 711. ood is qabsatay maroodina way qarisaa. 712. ood kaa dheeri kuma dhaxan tirto. 713. Ood qaadis iyo jiidis waa isla guri geyn 714. Oodi siday u ...
Full story
image

Maahmaahyo

Xarafka N  547. Naagi naag lala qabo waa u col 553. Naag, naag ka umulisay iyo nin reer u weyni, midna siday wax u ogyihiin uma sheegaan. 554. ...
Full story
image

Maahmaahyo

Xarafka M 485. Ma ciil sokeeyaa ku haya, mise ciddi hoosteedaa lagaa hayaa. 486. ma maahmaahe waa loo maahmaahaa. (C)487. Ma nimaan wax aqoon baad wax la ...
Full story
image

Maahmaaho

Xarafka L 1. La jiifiyaana bannaan, la joojiyaana bannaan. 2. Laabtu low ma aha hadba la laalaabi karo 3. Laba layskuma daro: bidaar iyo timo, baryo iyo ad-adayg. 4. ...
Full story
1 2 3 next total: 21 | displaying: 1 - 10
Log in
Featured author