Timacadde

Timacade (3)

Cabdilaahi Suldaan TimacaddeGabaygan waxa tiriyay Cabdilaahi Suladaan Timacadde Ilaahay naxariiste Janno ha ka warabsho eh. Timacadde lama uu mid ahayn gabayaaga Somaliyeed dhammantood. Waxa ay
Full story

Timacadde (2)

Cabdilaahi Suldaan TimacaddeAbwaanku wxuu halakan ku muujinayaa dhibaatooyinkii dalalka hore u maray ay ka soo gudbeen, iyaga oo isakaashanaya oo wada jir wax ku wada ...
Full story

Timacade (1)

Cabdillaahi Suldaan TimacaddeGabaygan Timacdde waxa uu tiriyay mar 1961 kii uu socdaal ku tagay magaallo madaxda Muqdisho. Waxa argagixso ku noqotay markii uu arakay in ...
Full story

Timacade

Cabdilaaahi Suldaan "timacade"  Markii malag Jibriil uu waxyiga Maxamad siinaayaynimankii maroodiga koree magane kooraystayMakka kuwii inay ku duulaan uunka maqashiiyaymeeshiyo Abraha waxay ahayd dawlad maatiyahemaskaxdii gabowdiyo ...
Full story

Cabdilaahi Suldaan Timacadde

Cabdilaahi Suldaan TimacaddeGabayada Cabdilaahi Suldaan timacadde IIlaahay naxariistii janno ha ka waraabiyo eh gabay ka mid aha.Indhawaydba hooyale gabay hiigso ma lahaynewaa taan ka saahiday ...
Full story

MAANDEEQ

Cabdilaaahi Suldaan "timacade"  Gumaysigu hashuu naga dhacay een gurayey raadkeeda gu'yaal iyo gu'yaal badan hashii gama'a noo diidey goobtay istaagtaba hashaan joogay garabkeeda guuraa habeenimo hashaan gebi walba u jiidhay gaashaandhigeedii ...
Full story

DUGSI MA LEH QABYAALADI

Cabdilaaahi Suldaan "timacade"  Dabuubtiisa gabay waan ka tagay dihashadiisiiye Dubaaqayga waataan ka jaray waa fog dabadeede Shin kastood daleed uga baxdoo nabar is-diidsiiso Dibnahaagu shaygay bartaa waad ...
Full story

KAANA SIIB KANNA SAAR

Cabdilaaahi Suldaan "timacade" Cabdilaaahi Suldaan "timacade", isagoo ka hadlaya qiimaha xorriyadda iyo calanku leeyahay, dhibaatooyinkii loo soo maray iyo meesha uu kaga yaallo umadda somaliland.Waxa gabaygaa ...
Full story
total: 8 | displaying: 1 - 8
Log in
Featured author