Home | Fanka iyo Suugaanta | Gabayadda | Gabay waddani ah oo la magac baxay "Gobanimo"

Gabay waddani ah oo la magac baxay "Gobanimo"

Font size: Decrease font Enlarge font

Gabaygan gaaban ee la magac baxay Gobanimo,wuxuu ka hadlayaa dhibaatada laga soo maray xornimada aan maanta haysano iyo sida looga dhabar jeediyay Raggii soo dhiciyay Gobanimada.

Markii dalka laga xoreeyay gumaystihii Talyaaniga 1960-kii, kadib wuxuu dalku galay gumaysiyo kale oo ka muuqaal duwan kii Talyaaniga balse aan ka xanuun yareyn, waxeyna gumeysiyadaasi ahaayeen kuwa maskaxiyan ah.

Sidoo kale dalku wuxuu galay dagaal sanadkii 1977-kii, kaasoo u jeeddadiisu ahayd in lagu xoreeyo gobolka Soomaali-galbeed ee ay Ethiopia maamusho, waxaana dagaalkaa wacdaro ka muujiyay Ciidamadii xoogga dalka Soomaaliyeed oo iyagu naftooda qaaliga ah u huray soo dhicinta dhulkooda dhacan ee cadawgu haysto.

Haddaba Ciidamadii Soomaaliyeed ee dagaalkaa ku waxyeelloobay ayaa maanta waxaa haysta duruufo adag, iyagoo aan awoodin in ay xoogsadaan maaddaama xubnahoodii qaaliga ahaa ay ku waayeen difaaca dalkeenna Hooyo, mana jirto cid xil iska saartay daryeelkooda.

Maanta Gabayga aan idiin soo xulnay ayaa wuxuu ku saabsanyahay Gobanimada dhibkii laga soo maray iyo sida loo layacay Raggii Xubnahooda ku waayay difaaca dalkeenna.

                                   <Halkan hoose ka aqriso Gbayga>. 

Gobanimoy raggaagii muxuu dhididku geylaamay.
Gobanimoy raggaagii muxuu cadawgu goo gooyay.
Gobanimoy raggaagii muxuu guuro wada laacay.
Gobanimoy raggaagii muxuu gacanta dheereeyay.
Gobanimoy raggaagii maxey geeri wada saaftay.
Gobanimoy raggaagii muxuu qorraxda gaameeray.
Gobanimoy raggaagii muxuu camal la geeraaray.
Gobanimoy raggaagii muxuu guulo wada dhawray.
Gobanimoy raggaagii muxuu gumac la shiiraaray.
Gobanimoy raggaagii muxuu geedo wada seexday.
Gobanimoy raggaagii muxuu qori garaaseeyay.
Gobanimoy raggaagii muxuu ciil la wada guuxay.
Gobanimoy raggaagii muxuu waayo wada guuray.
Gobanimoy raggaagii muxuu gumaca tuuryeeyay.
Gobanimoy raggaagii muxuu guul ku wada taamay.
Gobanimoy raggaagii muxuu cadawga geeddeeyay.
Gobanimoy raggaagii muxuu gaalo wada daadshay.
Muxuu gaalka gacanta uga dhigay guusha iyo kheyrka.
Muxuu gaajo iyo oon ka baxay guulna ku caweeyay.
Muxuu geedo beertuu ka guray miro la goyn waayay.
Gobanimoy raggaagii muxuu guunyo wada foofshay....
Markaan gabayga gaa gaabiyeen iin ka wada goobo.
Gumeysiga raggii naga kacsheen maanta garan weynnay.
Abaalkey galeen looma gudin maalin galinkeede.
Guushoodi looma hambalyeyn kala go' mooyaane.
Gadaal looma eegine raggii waalla kala geeyay.
Gucashiyo waxey wada galeen ciil lagulucleyne.
Naafadii gar-gaar looma fidin gumac un mooyaane.
Soomalaay gubkaagii marbaa duul ku guud maraye.
Geesiyaashi tii laga galaan iga go' yeeleyne.
Gubataye garwaaqsada markaan waad is-gadateene.
Gayigiinni duul wada gubaad god uga yeesheene. (Al-shabaab).
Kuwii idin garaafeynayaad gacal ku sheegteene.
Markuu cadawgu soo guuxayaad gala tiraahdeene.
Gacmaha isqabsada maanta waad kala gadooteene.
Mawqifkiinna soo gaabiyoo guul isagu keena.

Cadawgana gadaal uga guntada waydin gaabiyaye.

Intaa waxaa ku dhamaaday Gabaygii Gobanimo oo aan filayo in aad si wanaagsan uga wada bogan doontaan.

Wixii Talo ama toosin ah ee Gabaygan ku saabsan waxaad ku soo hagaajin kartaan E-mail: shaaciyeweb@live.com.

Ama T/Number: +27710754299.

Waxaa Diyaariyay: Ismaaciil Cali Iimaan "Kosovo".

Xigasho : Shaaciye.com

Subscribe to comments feed Comments (655 posted):

Kerryn on 10/07/2011 03:10:44
avatar
There’s a srceet about your post. ICTYBTIHTKY
Thumbs Up Thumbs Down
0
Loran on 10/07/2011 03:59:42
avatar
Always the best content from these prodigious wrtiers.
Thumbs Up Thumbs Down
0
Jalene on 11/07/2011 13:41:51
avatar
Great tnhiikng! That really breaks the mold!
Thumbs Up Thumbs Down
0
Eddi on 11/07/2011 13:45:32
avatar
Home run! Great slugging with that aneswr!
Thumbs Up Thumbs Down
0
Karleen Vinciguerra on 18/11/2011 13:23:31
avatar
I really appreciate what you’re doing here. Keep posting that way. Take care!
Thumbs Up Thumbs Down
0
Cassidy Orrell on 25/11/2011 03:45:17
avatar
Hello mate! Great blog! I really liked being here.
Thumbs Up Thumbs Down
0
jobfinderryz on 20/12/2011 13:36:39
avatar
When society improvements and products builds, different work opportunities come to be "hot. inch At once, telegraph officers plus livestock driver operators was warm positions. Nowadays, still, heated opportunities entail programs and technology that our grandma and grandpa perhaps hardly ever could possibly have imagined.

The one thing which will make a task some very hot activity is certainly common traditions. Such as, countless young people currently have wanted to turned into forensic authorities as well as researchers a lot since these kinds of projects are actually portrayed simply because thrilling at well-known television shows. Supplied we now have today full cable programmes committed to preparing food in addition to interior and additionally outer family home develop, the cooking martial arts and house style are actually a couple favorite areas of research for colleges and universities all over the location.

Social knowing of a number of complications might also have an effect where jobs will be popular. As an example, inside 1980's in addition to 1990's, the particular grow of the SUPPORTS virus motivated lots of people to move in to healthcare research so they might implement their particular part locating an end to this and various other bad scourges. In these days, a lot of people have learned regarding universal heating in core class as well as college, with an increased appreciation with regard to environmentally friendly as well as environmentally friendly inquiries. Subsequently, universities and colleges can be packed with trainees examining environmentally-friendly (and "green") systems. For instance , heats up the fact that never leave filth for air, energy-efficient property in addition to solution shipping devices. One could exclusively surprise within the consequence all these kids would have concerning the methods for lifetime inside the rather near future.

Work also can develop into warm as soon as there are numerous possibilities correctly. This is the way the industry levels out by itself away. As an illustration, have a look at birkenstock. There was a significant scarcity in nursing staff up to now decades perhaps, the fad in which will likely maintain for a long time. But, that experts claim there is thus couple of medical staff has got required we who seem to perform develop into the medical staff get not just a choice of project supplies there for these products right after they full their own coaching in addition to instruction, only to find they will also travel to have fun with lucrative health benefits deals, loads of once-a-year holiday getaway instance and a lot more determination in relation to whatever numerous hours they may operate. Of time, the word for the attractiveness of that professional could propagate, as well as the looking after scarcity could surely often be repaired.

Thereafter there can be your opportunities that happen to be usually famous, yet which will grown to be warm from time to time. Consider exclusive training trainers as one example. Exceptional male impotence instructors currently have long been beneficial together with regarded participants with contemporary culture. Although this kind of work provides immediately turn into "hot" simply because plenty of people have examine in addition to spotted press debts within the increasing variety of babies with autism. Furthermore, additional locations around the world really are raising its unique impotence systems because ones own governing bodies are suffering from an increased understanding beneficial financial a lot of these services can get done meant for youth. Because of this a career that is all-around many years seems to have quickly turned into awesome.

<a href=http://www.careerjobsfinder.com/>Hot jobs</a>
Thumbs Up Thumbs Down
0
NotJustYet Womens Lngerie on 06/01/2012 10:51:41
avatar
Nice article, I am a big time fan of your site, keep up the nice work, and I will be a frequent visitor for a very long time.
Thumbs Up Thumbs Down
0
buy oem software on 15/01/2012 15:10:34
avatar
SuURy1 comment1
Thumbs Up Thumbs Down
0
tzcymdfe on 28/01/2012 00:21:18
avatar
1svHz5 <a href="http://gctposbisxve.com/">gctposbisxve</a>, [url=http://nfaidkbaqire.com/]nfaidkbaqire[/url], [link=http://ndnrxreastqx.com/]ndnrxreastqx[/link], http://xialrvpvhopx.com/
Thumbs Up Thumbs Down
0
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 next total: 655 | displaying: 1 - 10

Post your comment comment

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0