Home | Wararka | Wararka Gudaha | Faafhaahin dheeri ah oo ka soo baxaya khaasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Faafhaahin dheeri ah oo ka soo baxaya khaasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Font size: Decrease font Enlarge font

Faafhaahin dheeri ah oo ka soo baxaya khaasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. (In ka badan 40-ruux oo qaraxaasi u geeriyootay)

Waxaaa soo baxay faahfaahin ku saabsan qaraxii ismniidaaminta ahaa ee maanta lala beegsaday Ex-xaruntii wakaalada Hargaha iyo Saamaha, halkaasoo xafiisyo ay u ahaaayeen todoba wasaaradood oo ka tirsan wasaaradaha dowlada KMG ah ee Soomaaliya.

Gaari UD ah oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa, kuna rarnaayeen Biro Scarab ah ayaa gudaha u galay, kadib  markii dad naftood hurayaal ah ay jireen ilaalada hore ee xaruntaasi, iyadoo qaraxaasi uu ahaa mid aad u xoog badan oo laga maqlaayay xaafadaha Muqdisho.

Xaruntaasi waxaa ku sugnaa xiligaasi arday imtixaanaad looga qaadi lahaa dalka Turkiga, iyadoo ardaydaasi qaar ka mid ah ku dhinteen qarxaasi, iyadoo qaraxaasi uuasan magaalada Muqdisho ka dhicin mid la mid ah.

Dhinaca kale oo goog jooge ah ayaa isna asheegay inuu arkay meydadka 20 ruux oo daadsanaa albaabka xaruntaas iyo goobaha ku dhow, kuwaasoo iskugu jira askartii ilaalada ka aheyd, haween shaah ku iibinayey halkaas , dad wadada iska marayey iy qaar ka mid ah shaqaalaha wasaaradaha, isagoo tilmaamay in dadka qaar jirkooda uu googo’ay, uuna ku milmay dhiig hallkaasi qulquluyey, waxaaana uu xusay in goobta laga daad gureeyey dad dhaawac ah oo aad u fara badan.

Ilaaa hadda lama soo sheegin masuuliyiin ka tirsan xukumada KMG Somalia oo waxyeelo ay ka soo gaartay qaraxaasi ismiidaamina ah, marka laga reebo agaasmimaha wasaarada shaqada iyo shaqalaha ee xukuumada Soomaaliya Aweys Shiikh Xadaad oo dhaawac fudud uu ka soo qaaray qaraxaasi sida wararku ay nagu soo gaarayaaan, iyadoo faahfaahinta qaraxaasina ay weli iska soo daba dhacayso wararka ku saabsan.

Xigasho: www.somaliweyn.com

Subscribe to comments feed Comments (304 posted):

uggs outlet on 31/10/2011 04:28:50
avatar
oh my god..
Thumbs Up Thumbs Down
1
printer for sale on 03/11/2011 11:11:09
avatar
What liberating knolwegde. Give me liberty or give me death.
Thumbs Up Thumbs Down
0
emarwii on 26/11/2011 06:38:35
avatar
online auto insurance ijxsj car insurance quotes 189751
Thumbs Up Thumbs Down
0
murunwa on 28/11/2011 01:42:39
avatar
health insurance quotes 069488 carinsurance %P
Thumbs Up Thumbs Down
0
pass4sure on 29/11/2011 11:43:22
avatar
The truth is that challenging gainers will develop on extremely abbreviated coaching applications that could enable them in attaining muscle. But to wind up investing much less than 3 hrs per week as total instruction time won’t be taken as serious education routine by most bodybuilders.
Thumbs Up Thumbs Down
0
clarencefi on 30/11/2011 00:50:23
avatar
state auto insurance drif home insurance 581861
Thumbs Up Thumbs Down
0
designer handbags sale on 03/12/2011 08:23:36
avatar
I admire the valuable information you offer in your articles. I will bookmark your blog and have my children check up here often. I am quite sure they will learn lots of new stuff here than anybody else! sdongp2013
Thumbs Up Thumbs Down
0
sinemberke on 06/12/2011 01:36:22
avatar
accutane 8PPP colchicine cannabis 590386
Thumbs Up Thumbs Down
0
replica watches on 12/12/2011 07:40:58
avatar
Cartier in no way conformist, more than a one hundred year Cartier Santos view has experienced the advancement with the traditional instances, mathematical layout appears really contemporary, bent facet position, a harmonious relationship lugs arc, will be the initial meaning with the Fine art Deco type to look at. mzx954fdsje@ddd.com
Thumbs Up Thumbs Down
0
bborvoq on 16/12/2011 06:55:31
avatar
6EjeeN nhpduayooyhv, [url=http://kviltytylohz.com/]kviltytylohz[/url], [link=http://oidobffwfuer.com/]oidobffwfuer[/link], http://uvbykupeuulm.com/
Thumbs Up Thumbs Down
0
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 next total: 304 | displaying: 1 - 10

Post your comment comment

• email Email to a friend
• print Print version
• Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
0