Home | Wararka | Wararka Aduunka

Wararka Aduunka

image

Rayid soomaaliyeed oo ka so qaxay Libiya soona gaaray Dalka Tuunis

Soomaalidii ku nooleyd dalka Libya ayaa bilaabay in ay ka qaxaan dalkaasi kadib markii ay sii kordheen iska hor imaadyada hubeysan ee u dhexeeya ciidamada
Full story
image

Daladda Beesha Mudulood Sweden oo ku yeeshay kalfadhi Västrås ayaa lagu ansxiyey xubnaha Gudiga fulinta

    Isniin, March 07, 2011 Kalfadhigii koowaad ee Dalada Gudiyada Beesha Mudulood ee wadanka Sweden ayaa waxaa lagu qabtay Magaalada Västrås ee wadanka Sweden, waxaana soo xaadiray ...
Full story
image

Booliiska dalka Koonfur Afrika oo xirixray dad Soomaali ah iyo ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay magaalada…

Isniin, March 07, 2011 Ciidamada booliiska Koonfur Afrika ayaa xabsiga u taxaabay 40-qof oo qoxooti Soomaaliyeed ah, kuwaas oo ay ka qabqabteen goob ay hay’adda UNCHR ...
Full story
image

Safiirka Cusuf ee dowlada india u fadhin doona dalka soomaliya ayaa maantay waxaa looga gudoomay ...

  Axad, March 06, 2011 Waxaa soo gaaray warqabtaha Warbaahinta jawiil warsaxaafadeed ku saabsan in dowladda soomaaliya ay ka gudoontay safiirka cusub ee ay soo magacowday dowladda ...
Full story
image

Warar ay soo saareen Midawga Africa iyo Hogaanka AMISOM oo ay ku beeniyeen in askar farabadan looga laayen dagaalada muqdisho

Muqdisho, Axad 6 March 2011 Shir jaraa’id oo ay si wada jir ahmagaalada Nairobi ugu qabteen taliyaha guud ee ciidamada ciidamada AMISOM General Nathan Mungisha iyo ...
Full story
image

Maxaad ka taqaanaa Tariikh nololeedka Corneel Qadaafi?

05 Mac 2011 Mucammar Al-qaddaafi ama boqorka boqorada qaaradda Africa waa hogaamiyaha ugu xukunka dheer dalalka African-ka iyo carabta, laga soo bilaabo xilligii uu ...
Full story
image

Ghana:-Shir looga hadlayay arrimaha Soomaliya oo lasoo gababeeyay

Kulanka  ka dhacay dalka Ghana oo ay soo  qaban qaabiyeen  hogaanka saree ee AMISOM ayna ka   soo  qeyb galeen madax ka socotay wadamada Afrika iyo  Qaramada Midoobay ayaa waxaa looga hadlayay  arimo ...
Full story
back 1 2 3 4 5 6 7 total: 67 | displaying: 61 - 67
Log in
Featured author