Home | Wararka | Wararka Aduunka | Kuala Lumpur ee dalka Malaysia oo maanta aas-wanaagsan loogu sameeyay wariyihii la-dillay “Daawo Sawirada”

Kuala Lumpur ee dalka Malaysia oo maanta aas-wanaagsan loogu sameeyay wariyihii la-dillay “Daawo Sawirada”

Font size: Decrease font Enlarge font
image

Allaha u naxariistee waxaa maanta duleedka magaaladda Kuala Lumpur ee Subang ee dalka Malaysia lagu aasay Wariye Noramfeisul Mohd Nur, oo Jimcihii Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom ay ku dilleen magaaladda Muqdisho.

Aaska Wariye Noramfeisul Mohd Nur ayaa waxaa ka soo qeyb gallay qoyskii, Qaraabadii, qeybo ka mid ah bulshada reer Malaysia iyo asxaabtiisii gaarka ahayd, isla-markaana waxaa Salaadda Janaasadda ku tukaday Raa’isal Wasaaraha wadanka Malaysia Mr Najib Razak.


Guud ahaan ka soo qeyb gallayaasha aaska Wariye Noramfeisul Mohd Nur, ayaa waxaa laga dheehan karay sida xoogga leh ee ay uga walaacsan yihiin, waxaana dadka qaarkood laga dheehan karay sida ay ugu faraxsan yahay, ka soo qeyb-galka aaska wariyahaan oo uu Raa’isal Wasaaraha dalka Malaysia ku sifeeyay mid "Geesi Qaran ah”.


Raa’isal Wasaaraha wadanka Malaysia Mr Najib Razak, ayaa wuxuu guud ahaan shacabka reer Malaysia uu ugu baaqay inay u duceeyaan Allaha u naxariistee Noramfeisul Mohd Nur, isla-markaana wuxuu sheegay inay xusi doonto taariikhda.


Xilligii Salaadda Janaasadda lagu tukanaayay ayaa waxaa dusha looga dahaaray Calamada wadamada Somalilya iyo Malaysia, taasoo muujineysa in uu dalka Malaysia kaga maqnaa hawlo qaran, waana taas midda uu Raa’isal Wasaare Najib Razak, uu u sheegay in uu yahay “Geesi Qaran”.


Madasha uu ka dhacay aaskaan ayaa waxaa ka soo dhex muuqday, ehelada marxuumka geeriyooday, waxaana laga xusi karaa hooyadii, aabihii, xaaskii uu qabay iyo laba caruur ah oo ay u dhashay.


Kasoo qeyb gallayaasha aaskaan ayaa waxay u sameeyeen duco balaaran, waxayna usameeyeen dhawr daqiiqood oo ay u akhrinayeen Qur’aan iyo Duco, isla-markaana inta aan la-aasin kahor ayaa waxaa dhabanada ka dhunkatay hooyadii, iyadoo ugu dambeena biyo dusha kaga shubtay markii la-aasay.


Raa'isal Wasaare Najib Razak oo Janaasadda dhinac kaga tukanaaya

Raa'isal Wasaare Najib Razak oo u duceynaaya marxuumka

Raa'isal Wasaaraha oo meydka wariyaha eegaaya

Hooyo Naemah Abd Majid oo wiilkeeda dhabanada ka dhunkaneysa

Hooyo Naemah Abd Majid oo wiilkeeda dhabanada ka dhunkaneysa

Marwo Norazrina Jaafar iyo caruurta ay u dhashay wariyaha geeriyooday

Hooyo Naemah Abd Majid oo qabriga wiilkeeda biyo ku dul shubeysa

Qoyskii Qarabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay oo u duceyneysa



Xigasho: Dhacdonews

Subscribe to comments feed Comments (287 posted):

Moamed on 22/09/2011 10:34:56
avatar
Alla ha u naxariito jannadana ha ka in wuxuu waraabiyo, nin wuxuu ahaa doonayey waxa Soomaaliya ka jira u soo gudbiyo caalamka.
Thumbs Up Thumbs Down
1
ismail Abukar on 23/09/2011 16:43:39
avatar
Illaaheey ha u naxariisto Janadii ferdoosa allaha ka waraabiyo eheladii iyo qaraawadii uu ka dhintay samir iyo iimaan allaha ka siiyo aamiin
Thumbs Up Thumbs Down
0
abdi on 27/09/2011 17:30:49
avatar
ilaahoow unaxariiso marxuunka,qabrigana u waasici,su aashana u fududee. aamiin , aamiin
Thumbs Up Thumbs Down
0
Tyanne on 02/10/2011 00:58:46
avatar
That's 2 clveer by half and 2x2 clever 4 me. Thanks!
Thumbs Up Thumbs Down
0
Ruvell on 04/10/2011 02:10:36
avatar
Surprisingly well-written and infomraitve for a free online article.
Thumbs Up Thumbs Down
0
cheap ugg boots on 31/10/2011 04:30:15
avatar
Illaaheey ha u naxariisto Janadii ferdoosa allaha ka waraabiyo eheladii iyo qaraawadii uu ka dhintay samir iyo iimaan allaha ka siiyo aamiin
Thumbs Up Thumbs Down
1
Tablets for sale on 03/11/2011 11:12:49
avatar
akhii wallaahii waaa arrin aan fillanayney maxaa yeelay waxa meesha jooga oo dowlad sheeganaya ayaaba ah shayadhiintii noo diiday amaan iyo wanaag sinayaal badan marka kuwaas maa wanaag ka filanayn turkiga iyo kuwo kale xamar wax keena waxay arkayan waxa meesha ka dhacay marka waxaa waajib ku ah inay wax ka badalaan qorshahaan meesha ka socda oo gargaarka meelo kale u badalaan ama ciidamo adag soo racsiyaan sii ay u gaarsiyaan meelaha u qalma
Thumbs Up Thumbs Down
0
cheap oakley sunglasses on 05/11/2011 12:02:23
avatar
Marwo Norazrina Jaafar iyo caruurta ay u dhashay wariyaha geeriyooday
Thumbs Up Thumbs Down
2
custom essay writing services on 12/11/2011 06:42:30
avatar
Paramount Tulip is a perfect destination for your dream living. It has everything to offer that are essential for a modern and sophisticated living. Spending your rest of life in the flats offered by the paramount group is sure to give you a sublime experience
Thumbs Up Thumbs Down
0
oolzsuaf on 07/12/2011 08:57:04
avatar
x2bV5k <a href="http://tvfypjtwirsf.com/">tvfypjtwirsf</a>, [url=http://phlkgmojkjoh.com/]phlkgmojkjoh[/url], [link=http://vltrgfvsrvbp.com/]vltrgfvsrvbp[/link], http://cgkeckydsrxq.com/
Thumbs Up Thumbs Down
0
1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 next total: 287 | displaying: 1 - 10

Post your comment comment

  • email Email to a friend
  • print Print version
  • Plain text Plain text
Tags
No tags for this article
Rate this article
1.50