Jawiil Online News: Itoobiyaanka oo sheegay inay degdeg Alshabaab uga saari doonaana gobolada Bay iyo Bakool ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 18/05/2012 11:31:00 (jawiil.com):-Saraakiisha ugu sareysa Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolada Bay iyo Bakool ayaa shaaciyay inay degdeg kaga saari doonaan gabi ahaanba Degmooyinka Bay iyo Bakool Suldaan caan ka ah Puntland oo Maanta Muqdisho soo gaaray ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 18/05/2012 11:28:00 (jawiil.com):-Waxaa saaka magaalada Muqdisho gaaray Islaan Bashiir Islaan Cabdulle Islaan Faarax kaasoo si hagaagsan loogu soo dhaweeyay Garoonka diyaaradaha Caalamiga ah ee Aadan Cadde Magaalada Shirkii Golaha Wasiiradda oo looga halday arimaha waqtiga kala guurka ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 18/05/2012 11:08:00 Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiiradda oo uu shir-guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. Cabdiweli Maxamed Cali, ayaa looga hadlay arrimaha dhameystirka xilliga Kala Guurka ah. Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka(Warsaxaafadeed) ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 17/05/2012 14:47:00 Muqdisho, Khamiis, May 17, 2012----------------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Ra’iisul Wasaaraha oo maanta ka qeyb galay shir looga hadlayay arrimaha Xuruyatul-qowlka(Warsaxaafadeed) ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 17/05/2012 14:47:00 Muqdisho, Khamiis, May 17, 2012----------------Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay kulan labo maalmood ka soconayay Xalane kaa oo ay soo qaban qaabiyeen Wasaaradaha Ciidamada Midowga Afrika ee Baydhabo la geeyay oo bilaabay inay dhufeysto qotaan +SAWIRO ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 17/05/2012 14:37:00 (jawiil):-Askarta Midowga Afrika ee dhawaan la geeyay Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ayaa la soo sheegayaa inay fariisimo ka sameysteen qeybo ka Gudoomiyaha Barlamaanka iyo wafdi uu hogaaminayo oo Baydhabo gaaray ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 17/05/2012 14:10:00 (jawiil.com):-Wafdi uu horkacayo Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhabo kadib markii uu Muqdisho ka dhoofay isla Ururka Midowga Yurub oo ergey u soo magacaabatay Soomaaliya ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 17/05/2012 12:25:00 (Jawiil.com):-Ururka Midowga Yurub ayaa markii ugu horeysay Soomaaliya u soo magacaabay ergay iyaga wakiil uga noqon doona Soomaaliya.Ergeyga cusub oo lagu magacaabo Machaelih Servonyh Dorjsu Ciidamada Kenya oo Ganacsato Soomaaliyeed ku leysay Deegaanka Taabto ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 16/05/2012 11:42:00 (jawiil.com):-Wararka ka imaanaya deegaanka Taabto ee Gobolada Jubooyinka ayaa sheegaya in asarta kenya ee halkaasi ku sugan ay maanta laayeen ganacsato Soomaaliyeed. Wararka ayaa tilmaamaya in WAR DEG DEG AH:Maamulka Gobolka Banaadir oo Maanta Afhayeen cusub loo magacaabay ================================================================================ Jawiilwriter Jawiilwriter on 16/05/2012 11:16:00 (jawiil.com):-Gudoomiyaha Maamulka gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa maanta magacaabay afhayeenka cusub ee Maamulkaasi, xilli dhawaan Gudoomiyuhu xilka ka qaaday Afhayeenkii