• Amin
Arts.com
• Aayaha.com
• Axadle.com
• Bartamaha.com
• Banaadir.org
• Bilaajo.com
• Cadaado.com
• Ceelbuur online
• Calanka.com
• Dayniile.com
• Dtowing.ca
• Dalkanews.com
• Dadkeyga.com
• Jowhar
•
Jawiilonline.com
• galkaio.com Halgan.Net
• Hiiraan.com
• mudulood.com
• ILa Qosal.com
• Markacadey.net
• Qaranka.com
• Qaadisiya.com
• Qaranimo.com
• Shabelle.net
Somalisc.com
Soomaalinews.com
•Xamardaye.com
Pictures | Riwaayad |
Shir ay yeesheen beesha Ciise Mudulood ayna soo saareen baaqaan Marki ay arkeen qaladaadka laga gelayo gobolka hiiraan iyo dadka ku dhaqan oo laga been sheegayo waxay soo saareen baaqaan.
Category »
News Friday, June 11, 2010 Comments
| Print
| Mail it
waxaan ka codsaneynaa dhamaan ugaasyada, wabarada, suldaamada, nabadoonada, dhalinyarada, haweenka iyo bulsha weynta reer Hiiraan in ay istaagaan midnimada Hiiraan si dhibaatada looga saaro gobolka. Shirkaan ayaa waxa uu ka dhacay magaala madaxda dalka Kenya ee Nairobi waxaana goob jog ahaa afhayeenka beesha Ciise Mudulood Mudane Cali Xaashi Cabdi iyo caaqilka beesha Ciise Mudulood Mudane Cabdulaahi Cusmaan Maxamed. Shirkaan ayaa lagu soo gaba gabeeyay baaq nabadeedkii reer Hiiraan. afhayeenka beesha Ciise Mudulood Mudane Cali Xaashi Cabdi Kalxiir Waxii War baxin CiwaankaasPowered by Jawiil
Contact Web Master: webmaster@jawiil.com