Amin Arts.com
Aayaha.com
Axadle.com
Bartamaha.com
Banaadir.org
Bilaajo.com
Cadaado.com
Ceelbuur online
Calanka.com
Dayniile.com

Dtowing.ca

Dalkanews.com
Dadkeyga.com
Jowhar

Jawiilonline.com
galkaio.com
Halgan.Net
Hiiraan.com

mudulood.com
ILa Qosal.com
Markacadey.net

Qaranka.com
Qaadisiya.com
Qaranimo.com
Shabelle.net

Somalisc.com

Soomaalinews.com
Xamardaye.com

 

 



 

 

Pictures | Riwaayad |

Qadiijo Gabanow oo u geeriyootay jirdil xun oo ay u geysteen Maleeshiyada Xisbul Islaam ee gacanta ku heysan Magaalada Beledweyne

Category »  NewsTuesday, May 18, 2010
Comments   |   Print   |   Mail it
Qaar ka mid ah Maleeshiyada ayaa maalintii Jimcaha ee la soo dhaafay ugu tagay guriga ay ka degan tahay Xaafada Xaawa Taako ee Magaalada Beledweyne Marxuumada kadib markii Qadiijo iyo Qoys ay daris ahaayeen uu ka dhax dhashay buuq la xiriira Fatahaada Wabiga Shabeelle, waxaana ay Ciidamada halkaa gaaray markiiba ku eedeeyeen Qadiijo in ay danbiga muranka dhashay iyadu leedahay waxaana ay bilaabeen in ay ku garaacaan Qoriga Dabadiisa danbe, Ullo iyo siteen, iyo waliba qaar ka mid ah Ciidamada oo la sheegay in markii ay dhulka ku dhacday Qadiijo in ay ku gaaraaceen haraanti iyaga oo adeegsanaya Kabaha culus ee u xirran.

Markiiba waxaa la dhigay Qadijo Isbitaalka guud ee Magaalada Beledweyne oo ay ku geeriyootay Maalintii shalay waxaana ay dhaqaatiirtu sheegeen in Qadija dhaawacyo cusul ka soo gaareen Jir dilka loo geystay, waxaana ay intaa ku darraan in uu jirro bur bur soo gaaray qaar ka mid ah Jirkeeda.

Wali kama aysan hadllin Maamulka Maleeshiyada Xisbul Islaam Jir dilka loo geeystay Qadiijo Gabanow oo ka mid aheyd dadka ku dhaqan magaalada islamarkaana aheyd Hooyo u Xamaalata Ilamheeda.

beleweynesoomaali

Powered by Jawiil

 

 

Contact Web Master: webmaster@jawiil.com