Shir ay yeesheen beesha Ciise Mudulood ayna soo saareen baaqaan Marki ay arkeen qaladaadka laga gelayo gobolka hiiraan iyo dadka ku dhaqan oo laga been sheegayo waxay soo saareen baaqaan.

Category »  NewsFriday, June 11, 2010
Comments   |   Print   |   Mail it
waxaan ka codsaneynaa dhamaan ugaasyada, wabarada, suldaamada, nabadoonada, dhalinyarada, haweenka iyo bulsha weynta reer Hiiraan in ay istaagaan midnimada Hiiraan si dhibaatada looga saaro gobolka.
Shirkaan ayaa waxa uu ka dhacay magaala madaxda dalka Kenya ee Nairobi waxaana goob jog ahaa afhayeenka beesha Ciise Mudulood Mudane Cali Xaashi Cabdi iyo caaqilka beesha Ciise Mudulood Mudane Cabdulaahi Cusmaan Maxamed.

Shirkaan ayaa lagu soo gaba gabeeyay baaq nabadeedkii reer Hiiraan.
afhayeenka beesha Ciise Mudulood Mudane Cali Xaashi Cabdi
Kalxiir Waxii War baxin Ciwaankaas


Powered by Jawiil