Waxaa ay aheyd dhacdo xanuun badan islamarkaana aan horey u soo marin dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne kadib markii Marxuumad Qadijo Gabanow u geeriyootay Jir dil aad u darran oo ay u geysteen Maleeshiyada Xisbul Islaam ee gacanta ku haya Magaalada Beledweyne.