Amin Arts.com
Aayaha.com
Axadle.com
Bartamaha.com
Banaadir.org
Bilaajo.com
Cadaado.com
Ceelbuur online
Calanka.com
Dayniile.com

Dtowing.ca

Dalkanews.com
Dadkeyga.com
Jowhar

Jawiilonline.com
galkaio.com
Halgan.Net
Hiiraan.com

mudulood.com
ILa Qosal.com
Markacadey.net

Qaranka.com
Qaadisiya.com
Qaranimo.com
Shabelle.net

Somalisc.com

Soomaalinews.com
Xamardaye.com

 

 



 

 

Pictures | Riwaayad |

News » Shir ay yeesheen beesha Ciise Mudulood ayna soo saareen baaqaan Marki ay arkeen qaladaadka laga gelayo gobolka hiiraan iyo dadka ku dhaqan oo laga been sheegayo waxay soo saareen baaqaan.
Friday, June 11, 2010
In la joojiyo qabiilaadka sheeganaya dowlad goboleedka hiiraan oo aan loo dhameyn taas oo keeni karta kala fogaansho beelaha wada daga gobolka Hiiraan, hadii ay ka tanaasuli waayaan sheegashada maamulada aan loo dhameyn in ay sii durugto midnimada Hiiraan. Beesha Ciise Mudulood waxay soo jiidineysa shirweyne ay isugu yimaadaan dhamaan beelaha wada daga gobolka Hiiraan si loogu dhiso maamul goboleed loo wada dhan yahay.
Comments   |   Print   |   Mail it

News » Qadiijo Gabanow oo u geeriyootay jirdil xun oo ay u geysteen Maleeshiyada Xisbul Islaam ee gacanta ku heysan Magaalada Beledweyne
Tuesday, May 18, 2010
Waxaa ay aheyd dhacdo xanuun badan islamarkaana aan horey u soo marin dadka ku dhaqan Magaalada Beledweyne kadib markii Marxuumad Qadijo Gabanow u geeriyootay Jir dil aad u darran oo ay u geysteen Maleeshiyada Xisbul Islaam ee gacanta ku haya Magaalada Beledweyne.
Comments   |   Print   |   Mail it

News » saraakiisha sabaab oo bilaabay inay kala hadlaan
Sunday, February 28, 2010
Urur Al-Shabaab oo lagu tilmaamo ururada ugu salka adag ee ka midka ah kooxaha ka soo horjeeda Dowladda KMG Soomaaliya, ayaa mudooyinkii u dambeeyay saraakiishooda qaar ay bilaabeen in ay kala hadlaan, iyadoo hadalada ka soo baxaya u muuqdaan kuwo is khilaafsan.
Comments   |   Print   |   Mail it

News » Magaalada muqdisho oo lagu arkey ciidamada DKM oo wata taangiyo
Sunday, February 07, 2010
Ciidamada Dowladda KMG ah oo iyagoo Wata Taangi Lagu Arkay Markii ugu Horeysay Wadadda Maka al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho
Comments   |   Print   |   Mail it

News » Dalka Jabuuti Oo Si Rasmi ah u Dhawaaqey Inuu Ciidamo Usoo Diraayo Dalka Soomaaliya
Thursday, January 28, 2010
ciidamo ka socda dalaka jabuuti ayaa looga yaboohey dalka Ethopia oo loosoo diraayo Dalka Soomaaliya oo ay colaadaha la hareen mudo 19 sano ah
Comments   |   Print   |   Mail it

News » War degdeg ah: Dayuurad Itoobiya laga leeyahay oo Lubnaan ku burburtay.
Monday, January 25, 2010
Dayuurad nooceedu yahay Boeing 737 oo ay lahayd shirkadda dayuuradaha ee Itoobiya ayaa ku dul burburtay badda Lubnaan daqiiqado ka dib markii ay ka kacday caasimadda Beyruud.
Comments   |   Print   |   Mail it

News » Magaalada Balad weyne oo ay ka Khacdey Bililiqo Xoog Leh
Friday, January 22, 2010
Maleeshiyaadkii maanta la wareegay Magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo waramayaa in ay halkaas ka geysteen Boob iyo Bililaqo xoogan
Comments   |   Print   |   Mail it

News » Magaalada Baladweyne oo Mar Kale Gacanta Ugashey Xisbul Islaam iyo Alshabaab
Friday, January 22, 2010
Waxaa saaka uu dagaal ba'an ka qarxey magaalada Baladweyne oo ay la waregeen gacan ku haaynteeda Xisbul islaam iyo Al Shabaab oo is biirsadey
Comments   |   Print   |   Mail it

News » Ugaarsigii xubnaha reer Puntland oo sii kordhaya.
Wednesday, January 20, 2010
Waxaa weli degmooyinka maamul goboleedka Puntland ka socda ugaarsigii lagu hayey xubnaha ka tirsan dowlad goboleedka waxaana dhildhibaankii saddexaad xalay lagu dhaawacay magaalada Boosaaso.
Comments   |   Print   |   Mail it

News » Dowladda Kenya oo u sheegtay siyaasiyiinta Soomaalida ee waddankeeda jooga in ay waddanka ka baxaan ama xeryaha qaxootiga galaan.
Wednesday, January 20, 2010
Wasiirka Arrimaha Socdaalka ee waddanka Kenya Otieno Kajwang ayaa saxaafadda u sheegay in waddankiisa uu dulqaadkii ka dhammaaday ayna tahay in dhammaan siyaasiyiinta iyo xildhibaannada Soomaalidu waddanka isaga baxaan ama galaan xeryaha qaxootiga.
Comments   |   Print   |   Mail it

Page Number :   1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 >  >> 
" border="0" width="1" height="1"/>

 

 

Contact Web Master: webmaster@jawiil.com